Guddoomiye Mursal oo u mahad celiyey danjire Mehmet Yilmaz & dowladiisa (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Somalia Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa caawa hoygiisa ku casuumey safiirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkey mudane Mehmet Yilmaz. Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saarey xoojinta xiriirka laba dal, gaar ahaan dhinacyada iskaashiga amniga, dhaqaalaha, ganacsiga, Waxbarashada iyo kaabeyaasha dhaqaalaha. Gudoomiyaha ayaa uga mahad celiyey dowlada Turkiga kaalmada joogtada ah … Continue reading Guddoomiye Mursal oo u mahad celiyey danjire Mehmet Yilmaz & dowladiisa (Sawirro)